QEYLODHAAN
Ku Soo Dhawaada Qeylodhaan
qeylodhaan

Ugu Dambeeyay

hees-cusub Maqaalo

Hala Baajiyo Dhiiga [Qeylodhaan Norway] 2012 hees cusub

Hala Baajiyo Dhiiga waa hees cusub oo ay soo saareen kooxda Qeylodhaan ee Norway. Waxaa ereyadeeda iska leh abwaanka reer Norway Jamal Yare. Laxankana waxaa saaray Al-Fanaan Jooqle Shire Jamac. Codadkii: Jooqle Shire Jaamac,Ayaan Taleex iyo Ciise Takar. Music Maxamud Khadar. Duubistii Studio Dhega Oslo…

100_3026 Maqaalo

Kulankii Kooxda Qeylodhaan iyo Ardayda India

Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka . kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka iyo aqoonyahanka doorka ay kuleeyihiin wax kabadalida marxalada uu kusugan yahay dalka soomaaliya] ayaa u dhacay si heer-sare ah. Abwaan Dr. [...]

london warar

SHIRKA LONDON EE SOOMAALIYA: WAR-MURTIYEED

            Hordhac 1.    Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2.    Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka [...]

london warar

London Conference on Somalia: Communique

  1. The London Conference on Somalia took place at Lancaster House on 23rd February 2012, attended by fifty-five delegations from Somalia and the international community. 2. We met at a key moment in Somalia’s history. Somalia is emerging from the worst   humanitarian crisis in the world.  African and Somali troops have pushed Al [...]

shire Heeso

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo CNN waraysi siiyay

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo Waraysi Siiyay Television-ka Caalamiga ah ee CNN

qaylo-dhaan Heeso

Sheekadii Israamsataye udaa hala rartee

Waa Sheeko gaaban oo magaceedu yahay [Sheekadii Israamsataye udaa hala rartee], waa sheeko ka hadlaysa wacdiga Somalida iyo warmaha aafaysan ee gumaystaha halkan hoose click sii si aad u soo rogato ama u dhagaysato riwaayadan gaaban Sheekadii Israamsataye udaa hala rartee

eylodhaan- dhagax-tuur Heeso

KOOXDA QAYLO DHAAN OO HEESTII DHAGAXTUUR SOO SAARAY

Kooxda Qaylo-dhaan ayaa todobaadkan ku soo bandhigay magaalada Nairobi hees cusub oo layiraahdo (Dhagaxtuur) heesta oo xambaarsan murti baaxad leh ayaa waxaa alifay Abwaanka Soomaaliyeed oo kamid ah kooxda Qaylo-dhaan Abwaan AD. Dhakafaarka aduunka Dhacdadaan nala fiirsha Kuwii dhiiga cabaayay dayarteeni dhameeyay Dhulkeenii kala gooyay. Toban dheehna uyeelay gumeystuhu uu ku dhaarto Shaxda seey udhaceeyso [...]

hees-cusub
0
comments
Maqaalo

Hala Baajiyo Dhiiga [Qeylodhaan Norway] 2012 hees cusub

Posted  March 28th, 2012  by  admin

Hala Baajiyo Dhiiga waa hees cusub oo ay soo saareen kooxda Qeylodhaan ee Norway. Waxaa ereyadeeda iska leh abwaanka reer Norway Jamal Yare. Laxankana waxaa saaray Al-Fanaan Jooqle Shire Jamac. Codadkii: Jooqle Shire Jaamac,Ayaan Taleex iyo Ciise Takar. Music Maxamud Khadar. Duubistii Studio Dhega Oslo…

Full Story »

100_3026
1
comments
Maqaalo

Kulankii Kooxda Qeylodhaan iyo Ardayda India

Posted  March 10th, 2012  by  admin

Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka . kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka iyo aqoonyahanka doorka ay kuleeyihiin wax kabadalida marxalada uu kusugan yahay dalka soomaaliya] ayaa u dhacay si heer-sare ah. Abwaan Dr. [...]

Full Story »

london
0
comments
warar

SHIRKA LONDON EE SOOMAALIYA: WAR-MURTIYEED

Posted  March 2nd, 2012  by  admin

            Hordhac 1.    Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2.    Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka [...]

Full Story »

london
0
comments
warar

London Conference on Somalia: Communique

Posted  March 2nd, 2012  by  admin

  1. The London Conference on Somalia took place at Lancaster House on 23rd February 2012, attended by fifty-five delegations from Somalia and the international community. 2. We met at a key moment in Somalia’s history. Somalia is emerging from the worst   humanitarian crisis in the world.  African and Somali troops have pushed Al [...]

Full Story »

shire
0
comments
Heeso

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo CNN waraysi siiyay

Posted  February 24th, 2012  by  admin

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo Waraysi Siiyay Television-ka Caalamiga ah ee CNN

Full Story »

qaylo-dhaan
0
comments
Heeso

Sheekadii Israamsataye udaa hala rartee

Posted  February 21st, 2012  by  admin

Waa Sheeko gaaban oo magaceedu yahay [Sheekadii Israamsataye udaa hala rartee], waa sheeko ka hadlaysa wacdiga Somalida iyo warmaha aafaysan ee gumaystaha halkan hoose click sii si aad u soo rogato ama u dhagaysato riwaayadan gaaban Sheekadii Israamsataye udaa hala rartee

Full Story »

eylodhaan- dhagax-tuur
2
comments
Heeso

KOOXDA QAYLO DHAAN OO HEESTII DHAGAXTUUR SOO SAARAY

Posted  January 23rd, 2012  by  admin

Kooxda Qaylo-dhaan ayaa todobaadkan ku soo bandhigay magaalada Nairobi hees cusub oo layiraahdo (Dhagaxtuur) heesta oo xambaarsan murti baaxad leh ayaa waxaa alifay Abwaanka Soomaaliyeed oo kamid ah kooxda Qaylo-dhaan Abwaan AD. Dhakafaarka aduunka Dhacdadaan nala fiirsha Kuwii dhiiga cabaayay dayarteeni dhameeyay Dhulkeenii kala gooyay. Toban dheehna uyeelay gumeystuhu uu ku dhaarto Shaxda seey udhaceeyso [...]

Full Story »

shire
0
comments
Waraysiyo

Waraysi: Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Cabdi Shire Jaamac

Posted  January 23rd, 2012  by  admin

Shabakada Qarandoon Oo Wareysi Layeelatay Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Cabdi Shire Jaamac.  

Full Story »

15750
0
comments
Maqaalo

Xadgudubka Kenya iyo xasuuqa umadda!

Posted  January 23rd, 2012  by  admin

Kob walba kaliila ayaa dhacaysa, kaar iyo aadaar ayaa dhan walba is haysta, kur go’an, kalxan jaban, kab shiilan, kor dubmay, kub kala fallimay, kabiir iyo saqiir haaraamaya, duqanyn Kudhaa iyo Hoosingow, kaliya mahee, gobolladaa oo dhan Kobrooyin ayaa dul heehaabaya, kor iyo garba siman u duqeynaysa, degmooyinka xadka kulaala waaba la mariyey, kumanaan ayaa [...]

Full Story »

15750
0
comments
Maqaalo

Doqon diran iyo daacad dabran!

Posted  January 23rd, 2012  by  admin

“Adduunyooy nin ku doona ku waa” ayey dadku ku halqabsadaan, markay arkaan qof damaciisu dhaafsiisan yahay waxa uu mudan yahay ama hortiisa yaal, “Doqoni walaalkeed ayey u daab weyn tahay!”, murti ayaa na daalicin, mid caruureedna waxay leedahay: “Aabow ninka yar iga celi ninka weyn ayaan iska celinayaa!”, mid kale waxay ahahyd: “…. …… Muuse [...]

Full Story »