QEYLODHAAN
Ku Soo Dhawaada Qeylodhaan
qeylodhaan


 
 

 
awliyo and Me

Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho

                    Halkaan ka fiirso Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho Maalin ka hor intii uusan Cabdi Shire, kabiirka kooxda Qaylodhaa,  ka soo bixin magaalad...
by admin
0

 
 
qeyladhan-jooqle_5

Koxda Qeylodhaan oo siweyn logu soo dhaweyay Magaalada Muqdisho.

Waxaa Maanta Graoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay fanaaniin katirsan Kooxda Qeylo dhaan oo ah kooxcku caanbaxday Heesaha Wadaniga
by admin
0

 
 
shire

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo CNN waraysi siiyay

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo Waraysi Siiyay Television-ka Caalamiga ah ee CNN
by admin
0

 

 
eylodhaan- dhagax-tuur

KOOXDA QAYLO DHAAN OO HEESTII DHAGAXTUUR SOO SAARAY

Kooxda Qaylo-dhaan ayaa todobaadkan ku soo bandhigay magaalada Nairobi hees cusub oo layiraahdo (Dhagaxtuur) heesta oo xambaarsan murti baaxad leh ayaa waxaa alifay Abwaanka Soomaaliyeed oo kamid ah kooxda Qaylo-dhaan Abwaan AD...
by admin
2

 
 
Kooxda Qeylodhaan iyo Cabdi Shire

Xildhibaanimooy Xaal qaado!

Qormadan waxaan ugu magac daray heesta kooxda qeyladhaan: “Xildhibaanimooy xaal qaado” , oo Anigu runtii aad uga helay gaar ahaan iyo guud ahaan heesaha kooxdan, maadama ay ku soo beegmeen xilli aad u xassaasi ah, waa kooxd...
by admin
0