Kooxda Qaylo-dhaan: dun xariir ah & dareen garasho
Wq. Anwar Maxamed Diiriye “Wixii Cusub Caalamkaa Jecel, Hablaha Cas-casna Caashaqaa Jecel”, ereyo ku jirey masrax faneedkii “Dhir Jacayl Wada Daaqnaye Dhaqanku Yaanu Habaabin,” oo ay kooxdii Cadceed ee Xaruntii Dha...


