QEYLODHAAN
Ku Soo Dhawaada Qeylodhaan
qeylodhaan


 
 

 
awliyo and Me

Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho

                    Halkaan ka fiirso Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho Maalin ka hor intii uusan Cabdi Shire, kabiirka kooxda Qaylodhaa,  ka soo bixin magaalad...
by admin
0

 
 
hees-cusub

Hala Baajiyo Dhiiga [Qeylodhaan Norway] 2012 hees cusub

Hala Baajiyo Dhiiga waa hees cusub oo ay soo saareen kooxda Qeylodhaan ee Norway. Waxaa ereyadeeda iska leh abwaanka reer Norway Jamal Yare. Laxankana waxaa saaray Al-Fanaan Jooqle Shire Jamac. Codadkii: Jooqle Shire Jaamac,...
by admin
0

 
 
100_3026

Kulankii Kooxda Qeylodhaan iyo Ardayda India

Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka . kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka ...
by admin
1

 

 
shire

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo CNN waraysi siiyay

Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Abdi Shira Jama Oo Waraysi Siiyay Television-ka Caalamiga ah ee CNN
by admin
0

 
 
qeylodhan

Heestii Qaracan – Qeylodhaan

Heestan waxaa soo saaray kooxda Qeylodhaan. Oo mar kale ka turjunta dareenka umada somaliyeed, waxana heesta la yidhaa QARACAN. Waa Erayadii Abwaan C/rahim Hilawle Galaydh iyo Laxankii iyo codkii C/xakiin xasan xuseen (Diini). ...
by admin
7