QEYLODHAAN
Ku Soo Dhawaada Qeylodhaan
qeylodhaan


Maqaalo

March 10th, 2012

Kulankii Kooxda Qeylodhaan iyo Ardayda India

100_3026

Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka .

kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka iyo aqoonyahanka doorka ay kuleeyihiin wax kabadalida marxalada uu kusugan yahay dalka soomaaliya] ayaa u dhacay si heer-sare ah.

Abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac ayaa ugu horayn sharaxaad ka bixiyay kooxda Qaylodhaan taariikhdeeda siday ku bilaabantay iyo waliba waxa ay higsanayso, iyo waliba doorka ay aqoonyahanadu ku leeyihiin wacyi galinta bulshada, Kadibna waxaana su’aalo suugaanta kooxda ku saabsan waydiiyay ardayda hindiya.

Sidoo kale ardayda hindiya ayaa waxay soo bandhigeen aragtidooda ku aadan wax kabadalida marxalada dalka, iyagoo sheegay in la helo wacyi galin guud iyo dalad midaysa aqoonyahanada soomaaliyeed oo dhan.

Waxaa isaguna si toos ah barnaamijka uga qaybqaatay Nuurdin askar oo kusugan dalka ingiriiska.

Halkan ka doowa qaybihii barnaamijka

[Qaybta 1aad]

[Qaybta 2aad]

[Qaybta 3aad]

[Qaybta 4aad]

 

 

 





One Comment


  1. amiin cadde

    masha alah waxa leyahay qeylo dhan hoosha aad wadan wa idinkugu mahad celina hosha aad wadan waxa idin leyahay sii wada



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>