Waxa ay markale soo bandhigeen Heesku saabsan Dastuurka oo ah shayga kaliya ee xanuunka ugu daran shacabka Soomaaliyeed iminka ku haya waxa ayna, Kooxda Qaylo dhaan dhanbaalkan u dirayaan odayaasha oo ay kula dar daarmayaan in ay ku daraan Dastuurka in aan dhibaato danbe dalka dib loogu celin.
Heestaan waxaad ka dheehan kartaa muuqalka sawirka dalkeena gaar ahan marxaladaha xanuunka badan yana warkugu daalin dhagaysi wacan.


