Heestii: WAXAAD HEYSATAAN DIRA – iyo Kooxdii Qeylodhaan.
Kooxda Qaylo-dhaan oo mar walba ka hadasha waxyaalaha faa’iidada u ah bulshadeena kala ir-dhawday ayaa waxay soo saareen hees ay bulshada uga codsanayaan in ay caawiyaan walaalahooda ay abaaruhu saameeyeen, heestan oo ay u bixiyeen (Waxaad Haysataan Dira).




ilaahayow u naxariso umadena aamin aamin
Waa hees dareen iyo qiirad wadaninimo mujineyso
Ilaahayow umadena dhamataye dhinaceena dhanqad.
Ilaahayoow umadeena dhamaatayee dhinaceena soo dhanqaad.
mashalaah