Maqaalo
Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha siyaasada waxtar la,aanta waxaa u wehlisa eedeymo loo soo jeediyo iyo dhaliilo shaqsiyadiisa lagu dhaawacayo amaba naftiisa ay ka soo gaarto waxyeelo. Waxaa sida badan adag in fikir lagu sameynayo [...]
Media
Halkaan ka fiirso Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho Maalin ka hor intii uusan Cabdi Shire, kabiirka kooxda Qaylodhaa, ka soo bixin magaalada Xamar ayuu casaryo (shaah galbeed) u aaday makhaayada ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdishu isaga iyo safiir/abwaan Awliyo. Waxey [...]
Maqaalo
Waxa ay markale soo bandhigeen Heesku saabsan Dastuurka oo ah shayga kaliya ee xanuunka ugu daran shacabka Soomaaliyeed
Maqaalo
Waxaa Maanta Graoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay fanaaniin katirsan Kooxda Qeylo dhaan oo ah kooxcku caanbaxday Heesaha Wadaniga
Maqaalo
Hala Baajiyo Dhiiga waa hees cusub oo ay soo saareen kooxda Qeylodhaan ee Norway. Waxaa ereyadeeda iska leh abwaanka reer Norway Jamal Yare. Laxankana waxaa saaray Al-Fanaan Jooqle Shire Jamac. Codadkii: Jooqle Shire Jaamac,Ayaan Taleex iyo Ciise Takar. Music Maxamud Khadar. Duubistii Studio Dhega Oslo…
Maqaalo
Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka . kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka iyo aqoonyahanka doorka ay kuleeyihiin wax kabadalida marxalada uu kusugan yahay dalka soomaaliya] ayaa u dhacay si heer-sare ah. Abwaan Dr. [...]
warar
Hordhac 1. Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2. Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka [...]
Kooxda Qaylo-dhaan ayaa todobaadkan ku soo bandhigay magaalada Nairobi hees cusub oo layiraahdo (Dhagaxtuur) heesta oo xambaarsan murti baaxad leh ayaa waxaa alifay Abwaanka Soomaaliyeed oo kamid ah kooxda Qaylo-dhaan Abwaan AD. Dhakafaarka aduunka Dhacdadaan nala fiirsha Kuwii dhiiga cabaayay dayarteeni dhameeyay Dhulkeenii kala gooyay. Toban dheehna uyeelay gumeystuhu uu ku dhaarto Shaxda seey udhaceeyso [...]
Shabakada Qarandoon Oo Wareysi Layeelatay Kabiirka Qeylodhaan Abwaan Cabdi Shire Jaamac.
Kob walba kaliila ayaa dhacaysa, kaar iyo aadaar ayaa dhan walba is haysta, kur go’an, kalxan jaban, kab shiilan, kor dubmay, kub kala fallimay, kabiir iyo saqiir haaraamaya, duqanyn Kudhaa iyo Hoosingow, kaliya mahee, gobolladaa oo dhan Kobrooyin ayaa dul heehaabaya, kor iyo garba siman u duqeynaysa, degmooyinka xadka kulaala waaba la mariyey, kumanaan ayaa [...]
“Adduunyooy nin ku doona ku waa” ayey dadku ku halqabsadaan, markay arkaan qof damaciisu dhaafsiisan yahay waxa uu mudan yahay ama hortiisa yaal, “Doqoni walaalkeed ayey u daab weyn tahay!”, murti ayaa na daalicin, mid caruureedna waxay leedahay: “Aabow ninka yar iga celi ninka weyn ayaan iska celinayaa!”, mid kale waxay ahahyd: “…. …… Muuse [...]
Shaki kuma jiro in hardan adagi sodo, caddayn uma baahna in maadaxa la iskula jiro, waa marag ma doonto in la ismari la’yahay, haddana markaad eegto sida wax u dhacayaan, kulamada isdaba joogga ah iyo kooxaysiga karaar qaatay, hubaal inay wax soo higleeyihiin, maalmaha foodda nagu soo haya ee sanadka cusub ugu horreeya, waxay noqon [...]
Kowdii bishan ayaan qoray qormo magaceedu ahaa: “Gulufka xildhibaannada gaatinta Shariif Xasan iyo gaabiska dunida”, aan ku saabeeyey halka siyaasaddu saldhigan doonto, saamileydeeduna sardhigi doonaan iyo sanadkan curtay sida wax ku socon doonaan, sida cinwanka qormadii hore ku cad, waxay taabanaysay ragga xilka qaaday (Tiro badnayaal tayo yarayaal), ninka laga qaaday xilka (Shariif Xasan) iyo [...]
Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo Dilal la qorsheeyay. Waa erayadii AD, iskudubaridkii Kabiirka kooxda Qaylodhaan, Cabdi Shire Jaamac. Heestaan waa hees ay kooxdu uga turjumeyso dareenka shacabka, geeridii naxdinta laheyd ee wariye Cabdiasiis Sheikh Xasan Xiis. Geeridaas oo taabatay Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba. Kooxdu waxey tacsi tiiraanya leh u direysaa [...]
Waxaa maalmahaan shaashadaha TV/yada adduunkoo idil laga daawanaayay muuqaallo naxdin iyo murugo badan. Waxaa la arkay maxas Soomaaliyeed oo tiro dhaaftay oo habqana oo si isdabajoog ah u susumaysa dhanka xudduudaha dalalka dariska ah. Waxaa la arkay dumar iyo carruur la dirgan waayay macaluul, harraad iyo hagardaamooyin ay kale soo kulmeen jidadkay ku soo qaxeen. [...]
Sabanka jadbada jihaadka, waxaa soo baxday dhaqan xumada wadaadada, kolkii hore waxaa dhaleecaynta lala duljoogay siyaasu ku sheegga qabqablaha iyo dagaal oogaha, oo lagu asteeyey dhiigyo cabyo aan cidna u aaba dayin, waxaase tartankii dahsoonaa ee laynta umadda iyo dhibaataynteeda uga dheereeyey kaalinta koowaadna ka ka galay “WADAAD”. Gar dheer qayd cad tafo xaydan iyo astaamaha [...]
Marka aad u dhaba gasho siyaasada wadanka soomaaliya ayaa waxaad dareemaysaa In Madax iyo minjo ay ka siman yihiin cilada ah inaysan isku filnayn dhinac walba aqoon, talo iyo dhaqaaleba sidaa awgeed waxaa muuqata inay yihiin dad wadankooda dhexdiisa ku ah shaqaale u shaqeeyaa umaddo kale oo ka leh dalkooda iyo dadkooda dano gaar ah. Tusaale ahaan [...]