Maqaalo
Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha siyaasada waxtar la,aanta waxaa u wehlisa eedeymo loo soo jeediyo iyo dhaliilo shaqsiyadiisa lagu dhaawacayo amaba naftiisa ay ka soo gaarto waxyeelo. Waxaa sida badan adag in fikir lagu sameynayo [...]
Media
Halkaan ka fiirso Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho Maalin ka hor intii uusan Cabdi Shire, kabiirka kooxda Qaylodhaa, ka soo bixin magaalada Xamar ayuu casaryo (shaah galbeed) u aaday makhaayada ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdishu isaga iyo safiir/abwaan Awliyo. Waxey [...]
Maqaalo
Waxa ay markale soo bandhigeen Heesku saabsan Dastuurka oo ah shayga kaliya ee xanuunka ugu daran shacabka Soomaaliyeed
Maqaalo
Waxaa Maanta Graoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay fanaaniin katirsan Kooxda Qeylo dhaan oo ah kooxcku caanbaxday Heesaha Wadaniga
Maqaalo
Hala Baajiyo Dhiiga waa hees cusub oo ay soo saareen kooxda Qeylodhaan ee Norway. Waxaa ereyadeeda iska leh abwaanka reer Norway Jamal Yare. Laxankana waxaa saaray Al-Fanaan Jooqle Shire Jamac. Codadkii: Jooqle Shire Jaamac,Ayaan Taleex iyo Ciise Takar. Music Maxamud Khadar. Duubistii Studio Dhega Oslo…
Maqaalo
Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka . kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka iyo aqoonyahanka doorka ay kuleeyihiin wax kabadalida marxalada uu kusugan yahay dalka soomaaliya] ayaa u dhacay si heer-sare ah. Abwaan Dr. [...]
warar
Hordhac 1. Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2. Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka [...]
“It wasn’t really a pretty night,” Rachel Chandler recalled. Small, sloshing waves were coming from the southeast, and a trickle of wind blew from the southwest. There was no moon, and the stars were shrouded by clouds. The boat was slowly edging away from Mahé, the main island in the Seychelles archipelago, for Tanga, Tanzania, [...]
Oodqaad “Bowdo rag maalinba midbaa qaawan”, maahmaah ayey ahayd, adduunyana waa laba gallin oo is daba maraya, guhaad iyo gacalnimo ayey u dhaxaysaa, waxaan uga jeedaa, yaa maanka galiyey in Kenya ku soo duulayso Soomaaliya? Yaa saadaaliyey in Kenya galayo hammiga intaa la eg? Yaa hiyiga gashtay in Kenya u soo kooraysanayso inay Soomaaliya kala [...]
Kabiirka kooxda qeylodhaan cabdi shire oo howlo shaqo u joogo magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa uu soo bandhigay hees uu ugu magacdaray DHAGAXTUUR. Waxaa dhawaan soo bixi doona maqalka iyo muuqaalka heestan kaasi oo ay ku luqeyn doonaan fanaaniinta kooxda qeylodhaan ee dalka Kenya. Abwaan Abdi Shire xili uu barta ay bulshada ku wada [...]
Todobaadkii tagay ayaan qoray qormo magaceedu ahaa: “Dhalanrogga Carabta”, ujeedkuna ahaa iftiiminta dhibaatada Carab xaggeeda nooga timid, waa caadadeennee markii Carab carrabka lagu dhuftu ninbaa burura!, maqaal ayaa la iigu jawaabay, ujeedkiisa lagu saleeyey Carab nacayb!, caado ahaan, marka dhaqan xumada Yuhuudda ama qaladaadkooda la sheego, ayey ku gambadaan Yuhuud nacayb “Anti-Semitism”, sidaa si la [...]
Qormadan waxaan ugu magac daray heesta kooxda qeyladhaan: “Xildhibaanimooy xaal qaado” , oo Anigu runtii aad uga helay gaar ahaan iyo guud ahaan heesaha kooxdan, maadama ay ku soo beegmeen xilli aad u xassaasi ah, waa kooxdii labaad oo nooceeda ah ee Soomaaliyeed ee samaysanta, sanado ka hor waxaan si fiican uga wada dharagnay heesaha [...]
Waxaan Gabaygan Curiyey 23 Oktoober 2011 waxaana Gabaygan waxuu ka mid yahay gabayada ama suugaanta aan kaga qayb qaadanayo dib u dejinta iyo baraarujinta umada soomaaliyeed ee dhibaatada baaxada leh ee maalin walba sii fidaysaa haysato gabaygan iyo gabayo kale oo aan aniga iyo Abwaaniinta soomaaliyeedba tirinay waxay ka mid yihiin dedaalka ay ku jiraan dadka laxawga iyo dareenka ay ku hayso dhibaatadaa maalin walba [...]
(Siyaasadi Aabe ma leh) ka dib waxaan tiriyay Sanadkii la soo Maansadan waxaan la yidhaahdaa dhaafay 2010 bishii May markaan arkay ujeeda xumada ay umada soomaaliyeed maalin walba kii shalay eedaha iyo xumaanta ku falay misana ay sii boqrayaan ee ay ka dhigaayaan kan ugu mudan ee ugu wanaagsan hadhowna ay eed mar kale dusha ka [...]
SOO GOOBBILOW IYO CIYAAR GUGA JAMCAAD MAAHA IYO CABDULLAAHI XAASHI WARSAME-JILIB (WARANLLE) Tixdaan hoos ku qoran waxaa tiriyey gabyaa caana oo farshaxan-suugaaneed fiican leh, kuna magac dheer Cabdullaahi-Waranlle oo hadda ku nool dalkaan Maraykanka. Wuxuu gabyaagu ku maseeyay dawladnimo raadinta Soomaaliyeed, cid u hayaamaysa dhul roob ka da’ay oo doog fiican leh. Hase yeeshee, ciddii [...]
Laystaankii dirirtiyo wixii, nala ku laameeyay Cadawgii liqdaarnaan jiray, nooba loogeene Allaylahe la’aan bay naga dhigeen, laciif taagdarane In kastoon luggo’oo watiiqoo, laarigu i heeray Inkastoo libaaddii la tiray, lihidii aan dhoobay Inkastoo maraakiib lukiyan, la iga siiddaayey Inkastoo gadaankii la jaray, ligliggiyo saabka Lifaaqa iyo wanaaggii, la iga daaduunshay Liibaan adduun inkastoo, la iga [...]
W/Q: Cabdi Jaamac Aw-Aden Ragga isku gadaamay cimaamadaha oo ku dacwiyaya inay hirgelinayaan diinta, dalkana ku soo rogayaan xukunkii weynaha oo haddana ujeeddadaas u maraya gawraca iyo gumaadka dadka Soomaaliyeed ee waayo badan ahaa muslin sow maaha kuwo garaadkoodu fooraro? Raggaan yiri; taayada mooyee tu kastoo kale waa gef, ganaaxeeduna waa dil aan garsoor laheyn oo [...]