QEYLODHAAN
Ku Soo Dhawaada Qeylodhaan
qeylodhaan


Ugu Dambeeyay

Saciid Maqaalo

FAALLO: Nina Hooskiisa Ma Harsado

Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha siyaasada waxtar la,aanta waxaa u wehlisa eedeymo loo soo jeediyo iyo dhaliilo shaqsiyadiisa lagu dhaawacayo amaba naftiisa ay ka soo gaarto waxyeelo. Waxaa sida badan adag in fikir lagu sameynayo [...]

awliyo and Me Media

Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho

                    Halkaan ka fiirso Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho Maalin ka hor intii uusan Cabdi Shire, kabiirka kooxda Qaylodhaa,  ka soo bixin magaalada Xamar ayuu casaryo (shaah galbeed) u aaday  makhaayada ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdishu isaga  iyo safiir/abwaan Awliyo. Waxey [...]

Capture-300x220 Maqaalo

Kooxda Qaylo dhaan oo soo saartay Hees cusub oo la baxday ( Waa in aan dib loo arag)

Waxa ay markale soo bandhigeen Heesku saabsan Dastuurka oo ah shayga kaliya ee xanuunka ugu daran shacabka Soomaaliyeed

qeyladhan-jooqle_5 Maqaalo

Koxda Qeylodhaan oo siweyn logu soo dhaweyay Magaalada Muqdisho.

Waxaa Maanta Graoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay fanaaniin katirsan Kooxda Qeylo dhaan oo ah kooxcku caanbaxday Heesaha Wadaniga

hees-cusub Maqaalo

Hala Baajiyo Dhiiga [Qeylodhaan Norway] 2012 hees cusub

Hala Baajiyo Dhiiga waa hees cusub oo ay soo saareen kooxda Qeylodhaan ee Norway. Waxaa ereyadeeda iska leh abwaanka reer Norway Jamal Yare. Laxankana waxaa saaray Al-Fanaan Jooqle Shire Jamac. Codadkii: Jooqle Shire Jaamac,Ayaan Taleex iyo Ciise Takar. Music Maxamud Khadar. Duubistii Studio Dhega Oslo…

100_3026 Maqaalo

Kulankii Kooxda Qeylodhaan iyo Ardayda India

Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka . kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka iyo aqoonyahanka doorka ay kuleeyihiin wax kabadalida marxalada uu kusugan yahay dalka soomaaliya] ayaa u dhacay si heer-sare ah. Abwaan Dr. [...]

london warar

SHIRKA LONDON EE SOOMAALIYA: WAR-MURTIYEED

            Hordhac 1.    Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2.    Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka [...]


 
 
 

aw-aden
0
comments
Maqaalo

CADDAALADDU WAA NOLOL WANAAGSAN

Posted  October 23rd, 2011  by  admin

W/Q: Cabdi Jaamac Aw-Aden April 22, 2011 Maamiyihii caanka ahaa ee la oran jiray Sokraatis (Socrates) ee u dhashay Dalka Giriigga noolaana intii u dhexeysay  sannadihii 466 iyo 399 dhalashadii Ciise (NNK) ka hor baa mar yiri; “ardaydaydu way yaqaannaan jawaabaha su’aalaha ay i weyddiinayaan ee waxay rabaan inaan ka caawiyo sidii ay  maskaxahooda uga [...]

Full Story »

aw-aden
1
comments
Maqaalo

ARWAAXDII BUKOOTAY

Posted  October 23rd, 2011  by  admin

Sida laga warqabo qofku wuxuu ka sameysan yahay labo qeybood oo kale ah jir iyo ruux. Jirku waa kanculeyska leh, daraaddiisna ay ku suurtowdo in jirku dhulka korkiisa ku ahaado, waa kanleh unugyada tirada badan oo daraaddood uu u yahay wax nool oo mar koraaya marna gaboobaya ugu dambaynna dhimanaaya oo baaba’aaya. Inta uu nool [...]

Full Story »

qeylodhan
7
comments
Heeso

Heestii Qaracan – Qeylodhaan

Posted  October 21st, 2011  by  admin

Heestan waxaa soo saaray kooxda Qeylodhaan. Oo mar kale ka turjunta dareenka umada somaliyeed, waxana heesta la yidhaa QARACAN. Waa Erayadii Abwaan C/rahim Hilawle Galaydh iyo Laxankii iyo codkii C/xakiin xasan xuseen (Diini). Music-gii C/hakim Ciise Geedi (Farayare) iyo Cumar Teesiyow (Studio Farayare) Waxaa Isku Soo Dubariday Cabdi Cumar Cali:

Full Story »

5
1
comments
Heeso

Heestii Xarakatul Shaydaan iyo Kooxdii Qeylodhaan

Posted  October 20th, 2011  by  admin

Heestani waa tacsi ku socota ardaydii lagu dilay Muqdisho warshada Hargaha iyo saamaha. Heestan waxaa soo saaray kooxda Qeylodhaan, Oo markasta ka turjunta dareenka umada somaliyeed, kana damqata dhibaatada haysata, Erayadii iyo Laxankii: Abwaan: Xuseen SHire Ciyaar-Jecel Isku dubaridkii: Dr: Abdi Shire Ciyaar-Jecel Music-gii: C/hakim Ciise Geedi (Farayare) iyo Cumar Teesiyow (Studio Farayare) Waxaa ku [...]

Full Story »

jooqle iyo xuseen1212121
0
comments
Maqaalo

Kooxda Qeylodhaan oo noqotay kooxda ugu hees soo saarista badan sanadkan

Posted  October 20th, 2011  by  admin

Kooxda Soomaaliyeed ee fanka laguna magacaabo qeylo dhaan ayaa noqotay kooxda ugu soo heesa saarista badan sanadkan 2011 iyagoo soo saaray ilaa iyo dhowr heesood oo xiiso leh waxaana ay Kooxda Qaylo dhaan had iyo goorba kaga hadlaan heesahooda wacyiga jira ee siyaasadeed iyo midka bani’aadinamoba. Kooxdaan Qeylodhaan oo ay hormuud u yihiin Ilma Shire [...]

Full Story »

afuuray
0
comments
Media

Ambasador Mahiga – Qeylodhaan

Posted  October 20th, 2011  by  admin

This is a protest song against the orders of Ambassodor Mahiga of the UN.         Mudane Baan Ki-Muunow UN-ka  madaxiisow Ma ogtahay dhibaatada Ambasador Mahiiga wado? Mise waabad la ogtoo Miiskuu garaacaad Ka maqsuuday adiguna In aan madax bannaanoo Qarammada midoobayna Miis aan ku leenahay Taas miyaad ilowday   Mowlahey maqlaayee Ka [...]

Full Story »

CIYAAR-JECEL-NEW
5
comments
Heeso

WAXAAD HEYSATAAN DIRA – Kooxdii Qeylodhaan

Posted  October 20th, 2011  by  admin

Heestii: WAXAAD HEYSATAAN DIRA – iyo Kooxdii Qeylodhaan. Kooxda Qaylo-dhaan oo mar walba ka hadasha waxyaalaha faa’iidada u ah bulshadeena kala ir-dhawday ayaa waxay soo saareen hees ay bulshada uga codsanayaan in ay caawiyaan walaalahooda ay abaaruhu saameeyeen, heestan oo ay u bixiyeen (Waxaad Haysataan Dira).

Full Story »

somalia-beach
3
comments
Heeso

ANNAGAA ISKA LEH DHULKEE – KOOXDII QEYLODHAAN

Posted  October 20th, 2011  by  admin

HEESTII: ANNAGAA ISKA LEH DHULKEE  IYO KOOXDII QEYLODHAAN

Full Story »

faadumo_qaasim
0
comments
Maqaalo

Faynuuskii Fanka Faadumo Qaasim Hilowle Oo Geeriyootay:

Posted  October 20th, 2011  by  admin

  Alaha u naxariistee waxaa saaka ku geeriyootay magaalada London ee dalka Ingiriiska fanaanadii Soomaaliyeed ee caanka aheyd marxuumad Faadumo Qaasim Hilowle oo ka mid aheyd fanaaniinta dalka gudihiisa iyo dibediisa sida weyn looga yaqaanay. Marxuumad Faadumo Qaasim Hilowle ayaa waxaa geerideeda xaqiijiyey dad eheladeeda ah oo degan degmada X/weyne ee gobolka Banaadir kuwaasoo sheegay [...]

Full Story »

sheekh umal
7
comments
Video

Sheikh Umul Oo Qeylodhaan Ka Muujiyay Kooxda Qawaariijta..

Posted  October 20th, 2011  by  admin

  Sheikh Umul Oo Qeylodhaan Ka Muujiyay Kooxda Qawaariijta.. Daawo Muxaadiradan:

Full Story »