Maqaalo
Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha siyaasada waxtar la,aanta waxaa u wehlisa eedeymo loo soo jeediyo iyo dhaliilo shaqsiyadiisa lagu dhaawacayo amaba naftiisa ay ka soo gaarto waxyeelo. Waxaa sida badan adag in fikir lagu sameynayo [...]
Media
Halkaan ka fiirso Awliyo and Abdi shire at Lido beach in Mogadisho Maalin ka hor intii uusan Cabdi Shire, kabiirka kooxda Qaylodhaa, ka soo bixin magaalada Xamar ayuu casaryo (shaah galbeed) u aaday makhaayada ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdishu isaga iyo safiir/abwaan Awliyo. Waxey [...]
Maqaalo
Waxa ay markale soo bandhigeen Heesku saabsan Dastuurka oo ah shayga kaliya ee xanuunka ugu daran shacabka Soomaaliyeed
Maqaalo
Waxaa Maanta Graoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay fanaaniin katirsan Kooxda Qeylo dhaan oo ah kooxcku caanbaxday Heesaha Wadaniga
Maqaalo
Hala Baajiyo Dhiiga waa hees cusub oo ay soo saareen kooxda Qeylodhaan ee Norway. Waxaa ereyadeeda iska leh abwaanka reer Norway Jamal Yare. Laxankana waxaa saaray Al-Fanaan Jooqle Shire Jamac. Codadkii: Jooqle Shire Jaamac,Ayaan Taleex iyo Ciise Takar. Music Maxamud Khadar. Duubistii Studio Dhega Oslo…
Maqaalo
Kulan dood wadaag ah oo ay wada qaateen kooxda qaylodhaan kabiirkooda abwaan Dr. Cabdi Shire Jaamac iyo ardayda hindiya ayaa waxaa si toosa [LIVE] looga daawanayay Internet-ka . kulankan oo ciwaan looga dhigaay [Suugaanyahanka iyo aqoonyahanka doorka ay kuleeyihiin wax kabadalida marxalada uu kusugan yahay dalka soomaaliya] ayaa u dhacay si heer-sare ah. Abwaan Dr. [...]
warar
Hordhac 1. Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2. Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka [...]
Wq. Anwar Maxamed Diiriye “Wixii Cusub Caalamkaa Jecel, Hablaha Cas-casna Caashaqaa Jecel”, ereyo ku jirey masrax faneedkii “Dhir Jacayl Wada Daaqnaye Dhaqanku Yaanu Habaabin,” oo ay kooxdii Cadceed ee Xaruntii Dhallinta Kacaanka ee Lafoole ay 1978 dalka oo dhan ka dhigeen. Waxa curiyay Daahir Yuusuf Xamdulle “Ilkacase”. Waa ummad Alliyo amin Eebbe; waa goor habeen ah, madashuna waa [...]
Vocal by: Jooqle Shire Jaamac & Qaylo-Dhaan Band Music by: Maxamed Siidi Karaama Lyrics by: Qaylo-Dhaan Band The negotiators, both Somalis and non-Somalis, who established the Transitional Federal Government tried to give fair representation to each of Somalia’s clans through the so-called “4.5 formula” on what they termed “four major clans” to receive sixty-one parliamentary [...]
Why is the government taking credit for releasing the Chandlers? It was the work of British Somalis When the Sun ran a story saying that a council in London’s East End will investigate whether a Somali immigrant, Dahir Kadiye, scammed on his housing benefits, the point did not seem particularly newsworthy. That this was the [...]
Abdi Shire Jama Shire Foundation Shire74@hotmail.com Following 19 years of bloodyCivil War,Somaliais again being eclipsed by yet another surge in violence and brutality – this time perpetrated in the name of religion by fundamentalist extremists. What can Somalis and stakeholders in the Somali community do to combat the spread of this growing ideological extremism? This [...]